BREAKING NEWS

Ragga Gaystay Dhaca iyo dile’Oo ay Sooqabteen Ciidanka Mudug. {Akhriso}

Ciidanka Gobalka Mudug hawlgal ay sameeyeen kusoo qabteen 4 Ruux oo kamid ah lix qof oohabeen hore rasaaseeyay Baabur Shacab ay leeyihiin oo marayay waddad udhaxaysa Galinsoor iyo Gaalkacayo ee Gobalka Mudug kuwaas oo dilay halqofe midana kudhwacmay Dadkii Shacbkaa aha ee Baabuurtaa saarnaa

Taliye ku xigeenka qeybta Boliiska Gobolka Mudug, Gaashaanle dhexe, Maxamuud Cilmi Gulaafe oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen 4-taas ruux,isagoo tilmaamay in Ciidamada ammaanku ay ku daba jiraan 2-ruux oo ka mid ah lixda ruux ee dadka shacabka ah ku rasaaseeyay gobolka Mudug.

Kooxahaan hubeysnaa ayaa deegaanka Dagaari oo qiyaas ahaan 30-kilomitir dhanka koofureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo waxey habeen hore ku rasaaseeyeen gaari ay la socdeen dad shacab ah.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Ragga Gaystay Dhaca iyo dile’Oo ay Sooqabteen Ciidanka Mudug. {Akhriso}”

    1. blank Judyfap says:

      [url=http://tadalafilcial.com/]tadalafil generic[/url] [url=http://acyclovir24.com/]acyclovir 200 mg[/url] [url=http://levitrad.com/]buy levitra[/url] [url=http://cipro24.com/]cipro 500[/url] [url=http://albuterol2020.com/]albuterol aerosol[/url] [url=http://diflucan365.com/]average cost of diflucan[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top