BREAKING NEWS

Saraakil katirsanaa Alshabaab Oo la’laayay.{Akhriso}

Diyaarado dagaal ay leeyihiin Ciidmada maraykan ka ya duqayn ka fuliayay dagmada  Saakow ee Gobalka Jubada Dhexe ayaa lugu soo waraaya in lagu dilay srakil katirsana xarakada Alshabaab

Saraakiil katirsan ciidanka dowlada ayaa Warbaahinta u sheegay in duqeynta lala eegtay sargaal katirsanaa Al Shabaab oon magaciisa wali la shaacin, waxaana la sheegay in duqeynta lagu dilay sargaalkaasi bartilmaameedka ahaa.

Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayay ku sheegeen in duqeyntan ay iska kaashadeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

“Waxaan sii wadi doonaan iskaashiga aan la leennahay saaxiibadeenna Soomaaliya si aan u baabi’inno kooxaha argagixisada ah ee doonaya iney waxyeeleeyaan shacabka Soomaaliyeed,” ayuu yiri Brig. Gen. Miguel A. Castellanos oo ah ku-xigeenka agaasinta howlgallada ee Taliska AFRICOM.

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeymo ka fuliya deegaano iyo Degmooyin Al Shabaab maamulaan, waxaana inta badan la sheegaa in duqeynta lagu bartilmaameedsado xubno sare oo katirsan Al Shabaab.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Saraakil katirsanaa Alshabaab Oo la’laayay.{Akhriso}”

    1. blank Alanfap says:

      [url=https://doxycyclinesr.com/]tetracycline doxycycline[/url] [url=https://albuterol2020.com/]buy albuterol australia[/url] [url=https://diflucan365.com/]buy diflucan[/url] [url=https://cipro24.com/]cipro antibiotic where to buy[/url] [url=https://prednisolone365.com/]buy prednisolone online uk[/url] [url=https://sildenafilvia.com/]buy sildenafil online[/url] [url=https://tadalafilcial.com/]tadalafil generic cheap[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top