BREAKING NEWS

Xaalad Addag Oo kataagan Magaalada laasqoray

Magaala xeebeedka qadiimiga ee laasqoray gobalka Sanaag ayaa lagu soo waramaya inay muddo kabadan 10 cisho ay kajireen ga’doon kujireen shacabka Degaanadaas

Roobab maahiigaan ah maalmihii la soo dhaafay ka da’ay Laasqoray ayaa la sheegay inay gabi ahaan burburiyeen waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in roobabkaasi daadadka wata ay la tageen illaa labo qof oo weli la la’yahay nolol iyo geeri toona.

Sidoo kale waxa ay tilmaameen in xaaladda nololeed ee ka jirta halkaasi ay tahay mid aad udag, islamarkaana uu sare kac ku yimid maciishada, maadaama wax gaadiid ah aysan soo gali karin degmadaasi Laasqoray.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa dhankooda wada dadaallo xoogan oo loogu gurmanayo dadka ku dhibaateysan halkaasi.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa deegaano badan oo hoostaga Puntulaand ka da’ayey roobab xoogan oo dabeylo wata, kuwaas oo geystay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed inbtaba.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “Xaalad Addag Oo kataagan Magaalada laasqoray”

    1. blank Duddygync says:

      nzh [url=https://cbdoil33.com/#]what is cbd oil[/url]

    2. blank Miafap says:

      [url=https://zithromax365.com/]zithromax z pack[/url] [url=https://furosemide365.com/]furosemide iv[/url] [url=https://prednisonemdi.com/]prednisone tablets[/url] [url=https://synthroidlev.com/]synthroid 50[/url] [url=https://tadalafilft.com/]tadalafil 20 mg online india[/url]

    3. blank RonaldDob says:

      This is a actually fascinating website I be required to say.

      Too stale that there are not too various websites like This anymore. But I am timely that I found it. Meet scribble literary works on it .

      You can keep company with my website here as unquestionably: xbody dristor

    Comments are closed.

    scroll to top