BREAKING NEWS

Dagaal toos ah oo hadda kasocda Deegaanka Laascaanood{Video}

Wararka ay heleyso shabakadda WIDHWIDH ONLINE isla markaana kusoo dhacaya warqabadkeeda ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu qarxay gowr dhaw oo maanta ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dagaalka oo rasaas xoogleh la isku adeegsanayo ayaa waxa uu Goordhow oo maanta ah Ka qarxayDeeganka lasacanood ee dhacayBariga Gobolka Quraxey ee ismaamulka Somalida Ethopia.

Sida wararka ay heleyso Widhwidh online ay sheegayaan Dagaalka ayaa too ugu dhaxeeya Shacab hubaysan oo deegaanka ah iyo Ciidamo katirsanLiyuu-Boliska Kilinka shanaad.

Iska Horimaadka Ayaa bilaawday Ka Dib markii Ciidanku Liyuu-policeka ay isku Dayeen in ay Xabsiga Dhigaan Laba Nin oo Dadka Deeganka ah, kuwaas oo aad ay uyaqaanaan Shacabka Deegaanka.

Rasaas ayaa wali ka dhacaysa Gudaha Magaalada inkastoo aysan jirin khasaare lasoo wariyay oo ka dhashay shaqaaqadaasi oo wali taagan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top