Dawladda Somaliya ayaa shaaca kaqaday qorshe larabo in lagu balaadhiyo garoonka aadana cadde
Wassiirka Gadiidka Duulista Hawada Xukuumada Somaliya Maxamed Cabddullahi Salaad Omar ayaaa sheegay inuu bilaabyo bishan qorshe lagu hormarinayo garoonka
Nabada oo sii baladhata diyaaradaha oo siibata dhaqaalaha oo si kordha garoonka inuu siiwaynaado ayuu ahaa rantii balse meel an kusii waynayno majirto laakin waxa jira heshiis aanu lagalnay shirkada Goroonka maamusha taaso oo balaarin doonta garoonka ayuu yiri wasiirku Maxamed cabdullaahi
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in maadaama dhul ku filan oo banaan oo garoonka lagu ballaariyo uusan jirin oo uu badda ku teedsan yahay, inay dhanka badda u ballaarin doonaan garoonka qyeb ahaan.
“Dhulka aan heysano iyo qeyb ka mid ah dhanka badda la duugo oo carro lagu shubo ayaan ballaarinta u adeegsan doonnaa, balse mustaqbalka runtii garoonka wuu yaraanayaa, waxaana loo baahan doonaa in la dhiso garoon kan ka casrisan kana baalaran Insha Allah” ayuu yiri Wasiir Oomaar.
Horey waxaa u jiray qorshe ay isku raaceen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Turkiga, oo xukuumadda ay garoonka cusub uga dhisey dhanka waqooyiga Muqdisho ee xadka gobolka Shabeellaha Dhexe, balse illaa iyo hadda lama shaacin halka uu ku dambeeyey qorshahaas.
Wasiirka Oomaar ayaa bishii October sheegay in wasaarddiisu ay diyaarisay Enjineeradii dhisi lahaa garoonka cusub, islamarkaana qorshaha dhismaha garoonka cusub ay soo gaba-gabaynayaan inta lagu guda jiro sanadkaan 2019-ka.
[url=https://cipro24.com/]cipro 500[/url] [url=https://hydrochlorothiazide365.com/]hctz hydrochlorothiazide[/url] [url=https://albuterol2020.com/]buy albuterol online uk[/url] [url=https://tadalafilcial.com/]tadalafil prices[/url] [url=https://sildenafilvia.com/]sildenafil tablets[/url]
acyclovir 400 mg