Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qadar waxaa kafurmay shira Madasha Doox oo Mauuliyiin badan oo kala yimid caalamka kasoo qaybgaleen
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre oo Hogaaminayey Wafdi ka socday Soomaaliya oo lagu Casuumay Madasha Dooxa, ayaa maanta ka Qayb galay Furitaanka Madasha oo Sanadkiiba mar la qabto.
Madasha Dooxa oo qorshuhu yahay in ay socoto maanta iyo berri, ayna kasoo qeyb geleen madax ka socota qaar kamid ah dowladaha caalamka iyo hey’ado caalami ah, ayaa waxaa furay amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maalinta berri ah khudbad ka jeedinaya madasha Dooxa oo sannadkan looga hadlayo ajandayaal muhiim ah.



[url=https://elimite2.com/]where to buy elimite cream[/url]
levitra generic