BREAKING NEWS

Buuhoodle Looga dhawaaqay Jabhad New SSC{Video}

Waxaa Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn looga dhawaaqay Jabhad loogu Magac Bixiyay SSC taaso U taagan xoraynta dhulka Ay Maamusho Jabhadda SNM,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Jabhda SSC ee maanta looga dhawaaqay Buuhoodle ayaa ah mid Wadata calanka U gaar ka ah dhulka SSC ee Khaatumo.

Jabhda ayaa sidoo kale ah Mid Ku Suntan Halgan iyo dagaaal looga saraayo Dhulka Maleeshiyaadka Isaaq,

Beelaha SSC ayaa haatan u arka jabhadan mida kaliye looga bixi karo guumaysiga Ay ku jiran Dhulka SSC,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Buuhoodle Looga dhawaaqay Jabhad New SSC{Video}”

    1. 5mg cialis says:

      Hello, blame you looking for facts! I repost in Facebook

    Comments are closed.

    scroll to top