BREAKING NEWS

Ra’iisul wassaraha Somaliya Mudane Xasan Cali Kahayre ayaa lakulmay Xoghayaha Maaliyadda Dalka Maraykanka.’ [Daawo Sawirro}

Ra’iisul wassaraha Dawlada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lakulmay Xogahaya Maaliyada Dalka Maraykanka Steven Mnuchin oo kamid ahaa madaxada ka qaybgalaysa Madasha 19 Doox

Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaaraha iyo Steven Mnuchin ayaa looga hadlay dardar gelinta barnaamijka deyn cafinta ee gebagebada maraya iyo dowrka dowladda Mareykanka ee ka mira dhalinta dadaallada socda.

Dowladda Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya kana caawiya dib-u-dhiska hey’adaha dowladeed.

Kulanka ayaa qayb ka ah kulamada uu Ra’iisul wasaaruhu la yeelanayo qaar kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha Dooxa.

Mudane Xasan Cali Khayre oo shalay ka qayb galay furitaanka Madasha Dooxa ayaa maanta khudbad ka jeedinaya madasha oo sannadkaan looga hadlayo ajandayaal muhiim ah.

blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    21 Replies to “Ra’iisul wassaraha Somaliya Mudane Xasan Cali Kahayre ayaa lakulmay Xoghayaha Maaliyadda Dalka Maraykanka.’ [Daawo Sawirro}”

    1. blank Oibhz says:

      v1bb1nm2c Fohuk v1bb1nm2c
      v1bb1nm2c http://www.bofilm.ru/v/a-Lvm16rnWU v1bb1nm2c

    2. blank Ypzkk says:

      v1bb1nm2c Usqmz v1bb1nm2c
      v1bb1nm2c http://www.bofilm.ru/v/jS1Otx7cdgY – video 2020 v1bb1nm2c

    3. blank Bpgqd says:

      v1bb1nm2c Dcuco v1bb1nm2c
      v1bb1nm2c http://www.bofilm.ru/v/KOMy6kRrFFg – video 2020 v1bb1nm2c

    4. blank Fmqnc says:

      v1bb1nm2c Cidpj v1bb1nm2c
      v1bb1nm2c http://www.bofilm.ru/v/D0WP0YZCu30 – video 2020 v1bb1nm2c

    5. blank Rsrgt says:

      v1bb1nm2c Ccdig v1bb1nm2c
      v1bb1nm2c http://www.bofilm.ru/v/ACecBMyKtFc – video 2020 v1bb1nm2c

    Comments are closed.

    scroll to top