BREAKING NEWS

Xarakada Alshabaab Oo Dil’toogasho ah kufilisay Nin ay sheegtay inuu ku kacay falxune. {Akhriso}

.
Ciidamo katirsan Alshaabab ayaa toogasho kufiliyay nin ay sheegeen inuu ku kacay Ficilka qoomaluud

Ninkan oo la odhanjiray Axmedey Qaadi Maadey aya togashadisu kadhacaday fakaare kuyaalla Deegaanka Doon Buraale oo hoostaga Dagmada qoryoolay ee Gobalka SH/hoose

Qaadigan maxakamadda Alashabaab ee Gobalkaasi ayaa meel fagaara ah ku khaarijayay ninkaas oo ay sheegeen inuu qirtay danbigaas islamarkaana ay caddaatay inu sameeyay falkaas Qoomaluudka ah sida aya sheegeen
sidoo kale Qadadigan Maxkamaddan alshabaaby aya sheegay ninkani inuu ahaa mida cafimaadqaba si ulakacana usameeyayaay falkan

Fagaaraha lagu toogtay ninkan ayaa waxaa ku sugnaa boqolaal dadweyne ah iyo xubno sar sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Ma’ahan markii ugu horreysay oo xukun noocaan oo kale ay fuliso Al-Shabaab, waxaana bishii July ee sanadkaan 2019-ka kooxdu gobolka Hiiraan ku toogatay, nin lagu magacaabi jiray, Maxamed Aadan Nuurow, kaas oo isna lagu eedeeyey inuu fara xumeeyey illaa saddex caruur ah.

Inta badan waxaa deegaanada ay maamusho Al-Shabaab ka dhaca xukuno u badan dil toogasho ah, kuwaas oo qaar kood lagu fuliyey dad lagu soo eedeeyey basaasnimo.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top