BREAKING NEWS

Somaliland Oo Alshabab Ku Tilmaantay Jabhada Dhulbahante{Video}

Maamulka SNM ayaa si aan hore loo arag uga hadlay ugana cadhooday Jabhada SSC ee Looga dhawaaqay Gudaha Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Wasiirka Hawlaha Guud ee Maamulka SNM iyo Xubno kale oo ka soo Jeeda Buuhoodle islamarkaana ushaqeeya Taliska Muuse Biixi ayaa si cabaad ah uga hadlay Jabhadaasi SSC ee Loogu Talo galay Xoraynta Dhulka ku jira Gacanta SNM.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top