BREAKING NEWS

Muqaal: Taliyaha Jabhada SSC Oo War Culus soo saaray

Taliya Jabhada SSC Cabdirashiid Madoobe ayaa Sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Nin dhulkiisi la haysto in hadana la dhaho Nabada Ilaali..

HALKAN KA DAAWO VIDEO

”Dhulkayga SSC waxaa duulaan ku soo qaaday Beesha Isaaq iyo Jabhada SNM iyo dhawr Dabadhilif oo ka soo jeeda SSC marka suuro gal noqon mayso in Iyadoo la haysto dhulkayga la uigu dhaho nabada ilaali” Ayuui yidhi Taliye Cabdi madoobe.

Taliyaha Ayaa sheegay in Jabhada SSC ay tahay mid u taagan Xorayna Dhulka maqan iyo Difaacida dhulka xorta ah.

Sidoo kale Beelaha SSC ayuu ugu baaqay in ay Jabhada Ka soo garab dagaalaman.

Dadka aaminsan In Dhulka SSC Ay siii haysan doonan Beesh isaaq ayuu sheegay in taasi ay soo dhamaatay,

Ugu Danbayn taliyaha Ayaa sheegay in shaqada Jabhada SSC aysan ahayn in ay Warbaahinta uga jawaaban Dabadhilif iyo Cadowg ee ay tahay shaqadoodu in ay Ku jawaaban Holaca Hubka,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    3 Replies to “Muqaal: Taliyaha Jabhada SSC Oo War Culus soo saaray”

    1. blank Jasonfap says:

      [url=http://doxycycline5.com/]doxycycline hyclate[/url] [url=http://tadalafilft.com/]tadalafil 20[/url]

    2. Hello, tender thanks you in regard to facts! I repost in Facebook

    Comments are closed.

    scroll to top