BREAKING NEWS

Dawlada Somaliya Oo Xil Umagacawday Abawan Shube, {Akhriso }

Wassiirka Warfaafinta Dawlada Somaliya ayaa xilka ka qaaday Maareeyihi hore ee Golaha murtida iyo Wacayigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Mahad

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Wasiir Maareeye ayaa waxaa Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka loogu magacaabay inuu noqdo Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf Shube.

Maxamed Abuukar Axmed Ma’da ayaa xilka Maareeyaha Golaha Murtida Qaranka haayay muddo 8-bilood ah, isagoona xilkaas bedelay Abwaan Guure.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top