Qarax iyo Weerar ka dhacay Huteel ku yaala Magaalada Gaalkacyo Dhinaca Galmudug ka Taliso waxaana la sheegin in Saraakiil uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidamada lugta Gen Abdixamiid Mahamad dirir ay daganaayeen
Taliye abadixamiid iyo saraakiisha kale waxaa la xaqiijin inay Bad Qabaan waxaase dhibaato soo gaartay ilaaladoodi
Weerarkaan Qarax ayaaa ka horeeyay kadib Rag hubeeysan ayaa Rasaas bilaabay ilaa hadana waa socotaa Sida uu Widh Widh Online usheegay Goob joogo ku sugan aagaas