BREAKING NEWS

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland shir ku yeeshay Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirada maaliyadda ee Maamul goboleedyada.

Shirkan ayaa saacadihii uu socday waxaa looga hadlayay maareynta maaliyadda dadweynaha iyo nidaamka deyn cafinta Soomaaliya, waxaa sidoo kale shirkan looga hadlay sidii looga wada shaqeyn lahaa wanaajinta nidaamka dhaqaale ee dalka.

Wasiirada Maaliyadda ee Dowlada federaalka kiyo maamul goboleedyada ayaa gabo gabadii isku raacay in laga wada shaqeeyo dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top