BREAKING NEWS

Duulimaad Toos ah oo isku xiraya Garawe iyo Djabuuti oo la daah furay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta oo axad si rasmi ah magaalada Garawe ee caasimada Puntland loogu daah furay duulimaad toos ah oo shirkada diyaaradaha ee Jabuuti Airlines ka bilowday magaalooyinka Garawe iyo Djabuuti .

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay duulimaad toos ah Garoowe iyo Djibouti oo Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti Airlines ay ka bilowday magaaladda Garoowe.

Munaasabada lagu daah furayay duulimaadka tooska ah waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan maamulka Puntland iyo sidoo kale masuuliyiin katirsan shirkada Diyaaradaha Jabuuti Aitlines.

blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Duulimaad Toos ah oo isku xiraya Garawe iyo Djabuuti oo la daah furay (Daawo Sawirada)”

    1. Hello, thank you in spite of information! I repost in Facebook

    Comments are closed.

    scroll to top