BREAKING NEWS

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo xildhibaanada haweenka ah ee BF Somalia? {Video}

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ayaa kala hadlay dhameystirka xeerarka iyo sharciyada ku saleysan horumarinta haweenka iyo dhallaanka oo horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top