BREAKING NEWS

Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey qaraxii lagula eegtay magaalada Gaalkacyo{Video}

Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed, General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay afaafka hoteel uu ka daganaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top