BREAKING NEWS

Gudoomiye Mursal Oo Qasrigiisa kuqaabilay Safiirka Dalka Turkiga . {Akhriso}

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa cawa Hoygiisa Kucasuumaya Safiirka dalka Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarey xoojinta xiriirka laba dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, Waxbarashada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.

Gudoomiyaha ayaa uga mahad celiyey dowlada Turkiga kaalmada joogtada ah iyo garab istaaga shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan fatahaadihii ka dhacay qeybo ka mid ah dalka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top