BREAKING NEWS

Madaxwaynaha Awdal State Oo Si Kulul Ugu Hadlay Xadhiga Suldaan Abshir{Video}

Prof: Abdisamad Nageeye madaxweynaha maamulka AWDAL State ayaa si kulul uga hadlay tacadiga xadhiga iyo Dulmiga maamul beeleedka Isaaq ku hayo shacabka Borama.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top