Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka daah furay gudaha magaalada Hargeysa bandhiga carwada wax soo saarka warshadaha ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah iyo arimo la xidhiidha doorashooyinka Somaliland oo uu sheegay Muuse Biixi in ay hor taagan yihiin caqabado waa weyn.