BREAKING NEWS

Gudoomiyaha Cusub Ee Guddiga Xubnaha Dhexe SSC.{Akhriso}

Gudiga Dhexe ee Sool Sanaag Cayn Central Cometee Members oo Qabtay Doorasho si Heersare ah’ Loo soo Agaasimay Islamarkana aya isugu soo Hadheen Axmed Gacamayare iyo Axamed Diiriye ( CCM) Ayaa Lagu Doortay Xubin Cusub oo noqonaya Gudoomiyaha Ururkaas{CCM}
Xubnaha codadka bixinayay oo dhamaa 45 xubnood oo horey looga soo xulay dhamaan beelaha goboladda SSC ayaa waxaa ku guuleystay axmed diiriye oo helay 24 cod halka axmed gacmayre uu helay 20 cod waxaana xumaaday hal cod,

Gudoomiyahan Cusub ayaa waxaa horyaala Caqabado Badan oo kaga imaanaya Dadka Deeganada Gobalada SSC isukeenidooda kadib markii ay kaniyada Jabeen Maamulo Hore oo laga soo dhisay Deegaanadan oo kubiiray Maamulka Somaliland oo kufashilmay Xoraynta Deeganadan Halka Dadka Qaara ay amisan yihiin in lagu kalsonaan karo Balse lama’ oga Halka ay waxkabilaabidonaan Maamulkan Cusub ,


Maamulkan ayaa kusoo Beegmaya yadoo Deeganada SSC ay kusugan yihii Ciidamo Badan oo taabacsan Maamulka Somaliland oo Mushaharka Siiya
Maamulka Muuse Ayaa Deegaanadan uqoondeeyay Bajad Gaar ah oo lagu fufuro ,Lacagahan oo lasiiyo Cidkasta oo loo Arko inay wax’kabadali karto Bulshada ama Saamayn kudhexleh ,


Taas oo Caqabad kunoqonkarta Maamulkan Cusub
Gudoomiyaha cusub axmed diiriye wuxuu horey u’ahaa gudoomiyaha ururka Kaafi ee ka hawlgali jiray qeybo kamid ah Sool iyo Sanaag wuxuuna sanadadii u dambaysay xaruntiisu ahayd magaalada garowe oo hay,addo kala shaqayn jiray dhaqaalaha.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top