BREAKING NEWS

Madaxwayne Farmajo Oo Sexeexay Sharciyo kaladuwan.{Akhriso}

Madaxwynaha Dawlada Federaalka Somaliya Mudane Cabdullahi Farmajo ayaa sexiixay Sharciga Maaraynta Maaliyada Guud iyo SHarciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya Qorshayaasha Dawlada Federaalka Somaliya Dib ugu Habanayso Dhaqaalaah Dalka kana hortagayso Mus-Maasuqa .

Madaxwaynaha Dalka ayaa Bogaadiyaay Xildhibaanda labada Aqal Dadaalka ay kubixiyeen sidii loo dhamayan lahaa Sharciyadan oo Muhiin u ah Hufanaanta dardargalinta iyo Xaqiijinta Doorka Dawlada kaga aaddan Qaabaynta Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ‘
Sidoo kale ayaa tilmaamay in sharciga Shirkadaha Dalku uu si gaar ah u dhiirri gelinayo ganacsiga, shaqo abuurka iyo fursadaha maalgashi ee dalkeenna, dhawrayana xuquuqda hantiyeed ee muwaadiniinta.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey khubarada Soomaaliyeed ee soo diyaarisay sharciyadan iyo mudnaanta ay siiyeen in lagu jaangooyey talo soojeedintii ganacsatada iyo dhaqaalayahannada Soomaaliyeed.

Sharciyada Maareynta Maaliyadda Guud ee dalka iyo Shirkadaha Ganacsiga ayaa ka tarjumaya dadaallada wax-ku oolka ah ee Dowladdu ay ku bixisay sanaddadii la soo dhaafay yareynta musuqmaasuqa, xal u helista caqabadaha haysta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta kalsoonida maalgashadey

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Madaxwayne Farmajo Oo Sexeexay Sharciyo kaladuwan.{Akhriso}”

    1. Hello, blame you in regard to word! I repost in Facebook

    Comments are closed.

    scroll to top