BREAKING NEWS

Siciid DENI oo khudbad uga hadlay Arrimo yaab leh{Video}

Xarunta PDRC ee Garoowe waxaa xalay lagu qabtay madasha PDRC Talk oo uu marti ku ahaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kulankan oo loogu magacdaray Xaalada guud ee Puntland iyo doorashada Somaliya ee 2021 ayaa su’aalo lagu waydiinayay madaxweynaha

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top