BREAKING NEWS

Caare Oo Afduubtay Shaaqale kamid ah Maamulka Musue Biixi,

abhada U Hogaamiyo Kornayl Caarre ayaa Af-duubtay koox isku sheegtay Dakhaatiir oo ka tirsan maamulka Muuse Biixi.

Kooxdan oo ka kooban 4 Nin iyo 4 Dumar ah ayaa dhamaan ka soo jeeda qabiilka Muuse Biixi.

Sida qof deegaanka ahi noo sheegay, Kooxdan ayaa u timid gobolka Sanaag u kuurgalka xaaladda caafimaad ee gobolka.

Balse shaki laga qaaday darteen ayaa sababay in xabsiga ay u taxaabto Jabhada ka talisa Buuralayda inta badan gobolkaas ee uu hogaamiyo Cornayl Caarre.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top