BREAKING NEWS

Jaamacadda Diridhabe oo si kumeel gaar ah albaabada loogu xiray

Waxaa habeenkii xalay ahaa albaabada loo laabay si ku meel gaar ah Jaamacadda Diridhabe, kaddib markii ay soo noqnoqotay isku dhaca ardayda Jaamacadda.

Sidoo kale waxaa ardayda dhigata Jaamacadda ee gudaha ku xaroonaysay loo sheegay xalay inay dawladdu sugi karin amnigooda sidaas darteedna ay iskaga baxaan Jaamacadda.

Ardayda ayaa intaa kaddib iskaga soo baxay Jaamacadda iyagoo intooda badana ay maalinimadii shalayba ay iskaga carareen Jaamacadda, Sidoo kale ardayda Soomaalida ayaa intii gudaha ku xaroon jiray iyaguna isaga soo baxay Jaamacadda, iyagoo asxaabtooda iyo cidday magaalada ka yaqaanaan u tagay.

Jaamacadda Diridhabe ayaa muddooyinkii dambe ku jirtay xaalad qasan oo aan la isku aamini karin kaddib dilal dhawr jeer ka dhacay gudaha Jaamacadda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “Jaamacadda Diridhabe oo si kumeel gaar ah albaabada loogu xiray”

    1. blank RonaldDob says:

      This is a really interesting website I sine qua non say.

      Too bad that there are not too various websites like This anymore. But I am happy that I originate it. Meet scribble literary works on it .

      You can take in my website here as unquestionably: [url=https://xbodybucuresti.blogspot.com]xbody bucuresti[/url]

    2. blank Eartha Carmackp says:

      This is a unquestionably attractive post. You are doing seep with writing.

      You can also make out my website here: [url=https://rcaieftincn.wordpress.com]calculator rca ieftin[/url]

    Comments are closed.

    scroll to top