BREAKING NEWS

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii dadka badan lagu xasuuqay ee maalin ka hor ka dhacay Muqdisho[Video}

Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray qaraxii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay isgoyska Ex koontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage ayaa oo iska soo duubay khudbad soconaysa in kabadan 20 daqiiqo ayaa sheegay in qaraxaas ay iyagu ka danbeeyeen isla markaana ay la beegsadeen saraakiil Turkish ah iyo wax uu ku sheegay maleeshiyaad Soomaali ah.

Waxa uu qiray in dad shacab ah ay wax yeelo ka soo gaartay qaraxaas, kuwaas oo uu sheegay inay goobta marayeen.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top