BREAKING NEWS

Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Muuse Baashe Maxamed Faarax Oo Sheegay in Siyaasi Ramaax isaga Looxidhay. {Daawo Video}

Baashe ayaa horay dacwad uga gudbiyey Siyaasi Ramaax oo uu sheegay inuu Aflagaado  u gaystay,   Isagoo sheegay inuu horay dacwad uga gudbiyey, Markuu sheegay inuu Cadowga Somaliland la shaqeeyo.

“Kursiga aan ku fadhiyo Qofkii wax ka sheega waxba kama qabo, Balse Qofkii Shaqsiyadayda taabta kama yeeli doono “. Ayuu yidhi Baashe Faarax.

Arintan ayaa ka dambaysay markii Odayaal iyo waxgarad ay baashe ugu tageen inuu Cafis u fidiyo Ramaax,  Wuxuuna sheegay inuu dhankiisa codsaday Raalli gelin.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top