BREAKING NEWS

Ciidanka Somaliland Oo Jidka Ugalay Weftigii Gudoomiyaha Barlamaanka PL.

Weftigii Maamulka Puntland ee uu hogaaminaayay Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo Soomaaliland Ka soo baacsatay Kalgubataale oo hadaftimo dhanka Badhan Ka xigta.

Warar aanu ka helay ilo goob joogayaal ah ayaa noo sheegay in Ciidankii Maamulka Soomaaliland ee joogay Yubbe uu ku soo dhaqaaqay Weftigii Maamulka Puntland oo damacsanaa inay tagaan hadaftimo.

Maleeshiyaad badan ayaa lagu soo dhaqaajiyay Ka dib markii laga war helay in Weftigii Puntland doonayaan. Inay tagaan hadaftimo.

Weftigii Puntland ayaa la soo baacsaday hadana waxay joogaan Badhan oo ay uga baxi doonaan dhanka Garoowe.

Dadka mandaqada ayaa u arka in Puntland Soomaaliland ku soo dhawaynayso sidii ay Gobolka u qabsan laheed.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top