BREAKING NEWS

Gudiga dhismaha Galmudug oo ku dhawaaqay liiska 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna{VIDEO}

War qoraal ah oo ka soo baxay Gudigga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska 20 Xildhibaan kuwaas dhowaan oo ay soo Gudbiyeen madaxda Ahlu-Sunna Waljamaaca.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Guddiga Farsamada maamul u dhisidda Galmudug ayaa aqbalay liiska xildhibaanada ugu horeeya ee Galmudug oo ay soo gudbiyeen Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Sheekh Shaakur Madaxa Xukumada Galmudug ayaa isna soodhaweeyay Xildhibanada maanta la meel mariyay,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top