BREAKING NEWS

Dawlada Somalia Oo Hakisay Dhaqaalaha Galmudug

War qoraal ah oo soo baxay xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka.

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top