BREAKING NEWS

Deg Deg:Ciidan iyo Baabuur Kasoo Goostay Ciidanka Caarre Oo Usoo Galay Jamhada SSC iyo Fashilka kaga Dhacay Ciidamada Muuse . {Akhriso}

Lababaabur iyo Ciidankiisa ayaa kasoo Goostay Jamhada Dulmidiidka Caarre

Ciidankan ayaa waxaa Meelfog gaga Hortagay Ciidanka SSC ee Laga Dhawaaaqaya dhawaan Gobalaka Cayne

Ciidankan ayaa kakooban Lababaabuur oo Qabaal ah iyo Ciidankiisii oo Xalay kasoo baxay Fadhigii Caarre kusugnaa Ciidankisa kadib markii ay isku khilaafeen Heshiiskii Muuse lagalay Caarre ,Kolanyo Ciidanka SSC Ayaa kaga Hortagay Meel’udhaw Laamiga Caynaba

Ciidamada Kamushahar qaata Maamulka Muuse ee kusugan Widhwidh iyo Deegaanada Gobalka Cayn ayaa Saaka Amar Lagu siiyay inay baabuurtaas Soo Qabtaaan Balse kufashilmay inay qabtaan oo ilaa saaka Gaafwareegayeen Deegaano Hoosyimaada Gobalka Cayn

Dadka Deegaanka Goljano ayaaa Warbaahinta WidhwidhOnline U’xaqiijiyay Ciidankan oo hada ay wadaan kolanyo kamida ciidamada SsC ay dhexmareen oo kuwajahan Buuhodle

warar kale oo aanu Helayno ayaa sheegay inay Dabasocdaan Ciidamo katirsan Ciidanka Mahad Canbaashe ee saldhigoodu yahay Gobalak Sool

Wixii Dib Kasoo Kordha Ciidankan meesha uu saldhigto kala soco Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top