Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa Dalka Burundi ku sugan mudooyinkii ugu danbeeyay iyadoo Warar kala duwan ka soo baxayaan Socdaalkiisa Dalkaasi,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal cali waraabe ayaa la sheegay inuu Dalalka Burundi iyo Itoobiya ka dalbaday in ciidamo ay geeyaan Somaliland.
Hadaba masuul ka tirsan xisbiga Faysal cali waraabe oo afka ka dhawraya arrimaha ayaa hadana qiraya in Faysal Cali waraabe safaro ku joogo Hada Burundi itoobiyana uu maray