BREAKING NEWS

Kulanka Madaxwayne Deni iyo Safiirka Dalka Finland Erik Lundberg? [Daawo Sawirro}

Madaxwaynaha Puttland Siciid Cabdullahi Deni Ayaa Maanta Qaabilay Safiirka Finalnd ee Soamliya Erik Lundberig iyo Waft uu Hogaaminayo

Madaxwaynaha iyo Safiirkan ayaa kawada Hadlay Xaalada Guud ee Somaaliaya iyo Gaaar ahaan Puttland Safiirkan ayaa madaxwaynaha ubalan qaaday inay waxa badan ka caawindoonaan sid waxbarashada Caafimaadka Dhalinyarada

Madaxweyne Deni ayaa uga mahad celiyey dowlada Finland mashaariicda ay ka wado Somalia gaar ahaan degaanada Puntland, isagoo ugu baaqay iney soo xoojiso.

Safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg ayaa ku amaanay shacabka iyo maamulka Puntland horumarka ay ku talaabsadeen gaar ahaan dhinacyada amaanka, iyo horumarka, wuxuuna balan-qaaday in dowladiisa ay xoojin doonto taageerada ay siiso Somalia.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top