BREAKING NEWS

Saraakiisha Somalia Ku Hanjabay Inay Calanka Ka taagayan Hargaysa{Video}

Generaal Ka tirsan Ciidamada Dawlada Fadaraalka soomaaliya oo shir Saxafadeed ku qabtay magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn ayaa ka hadlay Arrimo badan oo xaasaasi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top