BREAKING NEWS

Deg Deg: Ciidamada Maamulka Somaliland Kamushahar Qaata Ee Dagmada Carawayn Oo Cabsi wayn kaqaba Jamhada SSC. {Daawo Video}

Tan iyo intii lamagacaabay Jamhada SSC ayaa waxaa Cabisi wayn soo wajahday Ciidamo Beeleedyada kamushahar qaata Maamulka Muuse

Hadalkan iyo Cabsidan ay Muujiyeen Ciidanka Carawayn ee Maamulka Muuse Ayaa kusoo Beegmaya kadib markiii Taliyaha Ciidanka SSC oo wata Baabuur Dagaal uu dhexmaray Maalmo kahore Tuulada Carwayn sagoo Baadigoobaya Baabuur kasoo goostay Maaamulka muuse

Ciidamadan ayaa kacabsiqabay in Mushaharka laga goosto kadib markii warbixin laga gudbiyay ‘ah inay Ciidankan Heshiis kuyihin inuu dhexmaro tuuladan Carawayn

Deegano Badan oo katirsan Goblka Cayn oo ay kusugan yihiin Ciidamo Beeleedyo Kamushar qaata Maamulka Muuse Ayaa Laddaalaadhacaya Cafimaada darro Horumar la’aaan Xoriyada la’aan aysan fakarkooda xor’u’ahayn inay waxana kudiidaan waxana kutaageeraan sida Dawlada Somaliya

Dadkan oo Kacabsi Qaba inay isku dhacan Ciidamada Maamulka Muuse kamushahar qaata oo ah Dad’ ubadan Dhalinyaro Aqoon Cilmiyeed ulahayn Shqada Ciidan oo laga soo ururiyay Miiga Deegaanadan

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top