BREAKING NEWS

Deni oo Afka Furtay kana hadlay Arrimo yaab leh[Video}

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Dani oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa ka hadlay arimo dhowr ah, isagoo eedeymo badan u soo jeediyey dowladda federaalka

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top