BREAKING NEWS

Gudoomiyaha Dagmada Banaadir Oo Xadhiga kajaray Xarumo Dagmooyin Cusub .{Akhriso}

Maamulka Goabalka Banadir oo dhisme cusub kusameeyay Xarunta Dagmada Hawl’wadaag oo Burbur xogan gaadhay qaraxyadiii Alshabaab kuqadeen 2 septenbar ee sanadkana
Gudoomiyaha Goabalka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud { Finish }Ayaa xariga kajaray Dhismahaas cusub lagadhisay

Xarunta Degmada ayaa bur bur xoogan uu kasoo gaaray qaraxa, waxaana dib u dhis qurux badan ku sameeyay Maamulka gobolka uu hogaaminayay Ilaah ha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow oo dhintay iyada oon dhismaha xarunta la dhameyn.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib U’ dhis ku sameeyay qaar kamid ah xarumaha Degmooyinka gobolka Banaadir oo Al Shabaab qaraxyo ku bur buriyeen, waxaana horey xariga looga jaray xarumo sidan oo kale dib u dhis loogu sameeyay.

blank
blank
blank
blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top