Cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabhada SSC ayaa Goor dhawayd Deegaanka Qorulugud ku dhaawacay askari Ka tirsan maleeshiyada Maamul Beeleedka somaliland ee fadhigeedu yahay Deegaanka Qorulugud.
Dhaawaca kadib Magaalada Waxaa ka socota rasaas farabadan Waxaana Koronta Laga jaray Guud ahaan magaaalada sida uu ii sheegay Goobje aan hada La Hadlay.
Ciidamada Jabhada SSC ayaa Isaga baxay tuulada qorilugud kadib weerarka qorshaysan ee ay gudaha ugu galen
Isha Ku Hay Widhwidh Online