BREAKING NEWS

Kenya oo bilowday xeelad cusub{Video}

Dowlada Kenya ayaa bilowday iney ilaalo hubeysan raaciso basaska ka shaqeeya inta u dhaxaysa Ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad degaanka Tana River.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top