BREAKING NEWS

Soo calinta Laascaanood Oo laga shiray.

Tuulada Garac-Lagudhal oo ka tirsan Gobolka sool waxaa maanta ka dhacay Shir balaadhan oo ay halkaasi ku yeeshen saraakiil iyo masuuliyiin kamid ah Puntland

Madaxweyne Ku xgeenka Puntland axmed akraash ,Janaraal Moorgan, ,Axmed Cabdi Xaabsade iyo Saraakiil kale oo badan ayaa ku shiray Maanta Tuulada Garac-lagudhal,

Ujeedka Shirka ayaa ahaa sidii looga tashan lahaa qaabkii gacanta beesha isaaq looga saarilaha Magaalada laascaanood oo mudo 13 sano ah hada ku jirta gacanta SNM.

Shirkan wax faahfaahin dheeraad ahi kama soo bixin balse waxaa jira qorshe yaal puntland ku doonayso in sanadka 2020 ay faraha dhiig ku galiso sidii loo qaban laha laascaanood.

Shirkan Iyo Abaabulkan puntland ayaa imaanaya xili jabhada SSC iyana ay deegaanka kawada xoraynta dhulka maqan

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top