Dagaal Xoogan ayaa ka socda Duleedka magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag dagaalkaaasi oo ah dagaal Beeleed ayaa sababay khasaare xoogan.
Cusbitaalka Degmada Ceerigaabo Hada Waxaa La Soo Gaadhsiiyey 5 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Buuraleyada shidan
Sidoo kale waxaa jira khasaare dhimasho oo ka dhashay Dagaalkaasi.