BREAKING NEWS

Masuul Ka Soo Goostay Puntland{Daawo}

Xerada Ciidanka Ee Somaliland Ee Degmada Tukaraq Ayaa Saaka Si Mug Leh Loogu Soo Dhaweyay Mayerka Magalada Taleex Ee G.xaysimo Ee Puntland

Mayerka Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilka Uu Uhayay Mamulka Puntland Mayernimo Ee Degmada Taleex.

Isagoona Sheegay Mayerku Inuu Usoo Wareegay Mamulka Somaliland

blank
blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top