BREAKING NEWS

Xildhibaannada Dhulbahante Ee Puttland Oo Dil’loo Qorsheeyay. {Daawo video}

 Xildhibaan Faarax Mohamed Dalmar oo ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay in uu ka badbaday isku day dil xili uu Xalay Gurigiisa sii galayey.

Xildhibaan dalmar ayaa sheegay in Rag husaysan Rasaas fureen isagoo gaadhi kaga dagay gurigiisa hortiisa isla markaana xabadii ugu horaysay oo lagu riday oo dhici wayday ay sabab u noqotay in uu ka badbaado weerarkaas.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top