Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Howgal xoogan ayaa goordhow ka biloowday deegaanka bangeeni ee ku dhow dagmada jamaame oo Al Shabaab Joogaan.
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Soomaaliya ayaa sido kale Sheegay inuu Dagaal xoog leh ka socda xiligaan nawaaxiga jamaame gaar ahaan deegaanka bangeeni halkaasi oo fariisin ku leeyihiin Al-shabaab.
Sido kale ciidamada ayaa la wareegay deegaanka bangeeni sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha howlgalka hogaamineysa ee ciidanka Danab.