BREAKING NEWS

Masuul Ka Soo Jeeda Burco Oo Xamar Kaga dhawaaqay War Aan 30 sano La maqal.

Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.

Prof Cismaan ayaa la’sheegayaa in uu u tartamayo jagada Madaxweynaha Federalka Somalia ee doorashada sanadkan 2020/21.

Xisbiga cusub ee uu ku dhawaaqay ayuu u bixiyey Xisbiga Nabadda, Midnimada iyo Barwaaqada ee HILOW.

Cismaan Abokor ayaa ka soo jeeda magaalada Burco ee gobolka togdheer.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top