BREAKING NEWS

Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Oo Si Toos ah Ubilaabay Dulimaadka Diyaaradaha Rakaabka.{Daawo Video}

Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Waa Markiii Uhoraysay ay Diyaaradaha Rakaabku kabilaabaan Shaqada Duulimadka Taas oo ay kufarxeen Shacabka Gobalka Cayne oo Taraaga ugalijiray Gobale kale

Taas oo ay Fududeeyeen Ganacsato kasoojeeta Deegaanka Gobalka Cayne ,

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top