BREAKING NEWS

Ra’iisul Wasaarah Kuxigeenk Oo Daahfuray Qorshaha Maamulka Gobalka Banaadire . {Daawo Sawirro }

Ra’iisul wasaara kuxigeenka Dawlada Federaalka Somaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Daaha furay Qorshaha Maamulka gobalka Banaadire iyo Xal uhelida Barakacayaasha

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa munaasabadda lagu daah furayay qorshaha ka sheegay in Abaaaro, daadad iyo isbedelka cimilada adduunka oo iskaashaday ay sababaeen in dad badan ay barakacayaal noqdaan, sidaa darteen uu qorshahaanu uu gacan weyn ka geysan doono in la xal waara loo helo barakacayaasha ku nool gobalka Banaadir

Qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha ayaa la jaan qaadaya qorshaha horumarinta qaranka 2020-2024, waxuuna guul ku tilmaamay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenku in ay socdaan dadaallo mideysan oo shacabka, dowldda iyo beesha caalamku ay ku doonayaan in xal kama dambeys ah loo helo barakacayaasha gobalka Banaadir

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top