BREAKING NEWS

Shiina Culay Oo Fashiliyay Hagardaamada Madaxwayne Dani Kuwado Dadka SSC .{Daawo Video}

Dadka Kanool Deegaanada sool sanaaga iyo Cayn ayaa ah kuwo inta badan caqabad kuhayaan Maamulka Puttlland iyo Somaliland oo mida walba ay Geed dheer ufuushay inay dadkaasi ay yeelan Maamul Ugaara

Labada Maamul ayaa Heshiis ku ah inay dadka Deegaankan ay Jahwareeriyaan Cidkasta oo ay arkaan inay waxa kabadalayso Deegaanadan ay gacanta uhaadiyaan yagoo ugu yeedhaya Xile taas oo Caqabd wayne ku ah Dadka Deegaanka

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top