BREAKING NEWS

Muuse Biixi Oo Saxeexay in La Toogto 11 Maxbuus iyo Lix kamid ah oo SSC Ka soo Jeeda{Video}

Maamulka somaliland ayaa fulinaya Waji labaad Toogashada Maxaabiis ku xidhan Jeelka Hargyasa Bisha labaad ee sanadkan iyadoo bishan koobad ee sanadkan ay somaliland toogatay Lix Maxbuus oo labo kamid ah ay ka so Jeeden SSC,

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Maxaabiistan U Tooganaayo Maamulka somaliland Bisha labaad ayaa ka kooban 11 maxbuus lix kamid ah Waa dhulbahante,

Halka Sadex-na tahay Beesha Habar Yoonis iyo Laba Ruux oo ka soo jeeda Beesha Samaroon,

Warku waxa uu intaas ku daray in Muuse Biixi uu saxeexay dilka 36 ruux oo 11 ka mida la qisaasi doonno bisha labaad ee Feeberwerri, halka kuwii ugu horreeyayna toddobaadkii aynnu soo dhaafnay la qisaasay, iyaddoo uu wiil ka mida dhalinyaraddii la qisaasay oo ka soo jeedda gobolka Sool uu sheegay inaanu wax dil ah gaysan, balse uu waayay garsoor iyo Caddaalad xaqiisa u soo celisa.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top