BREAKING NEWS

Waa Goorma Caleema Saarka Garaad Mukhtaar{Video}

Beelweynta Cabdi Garaad ayaa maanta Degmada Dharkayn geeyo ee gobolka sool ku shaacisay Xiliga la caleema saraayo Isimka Beesha Cabdi Garaad {Qayaad}

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa Beeshu shaacisay in lagu caana shubi doono 12.bisha Sadexaad ee sanadka 2020.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top